G
Goobjoog
·

IGAD oo Muqdisho tababar ku saabsan nabad-dhisidda iyo hoggaaminta u qabatay haween Soomaaliyeed

Urur-goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay barnaamij lagu xoojinayo doorka haweenka Soomaaliyeed ee nabad-dhisidda, xalinta khilaafaadka iyo ka qaybgalka geeddi-socodka hoggaaminta iyo go’aan-qaadashada.