Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Tababar u Soo Xiray Dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab

Muqdisho, 28 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure dufcaddii 12-aad ee…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Tababar u Soo Xiray Dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab
Muqdisho, 28 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure dufcaddii 12-aad ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Xamsa Cabdi Barre oo tababar u soo xiray Dufcaddii 12-aad ee Kumaandooska Danab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo xiray Dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab.…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay