G
Goobjoog
·

Crisis Group: Mucaaradka Itoobiya oo markii ugu horreysay isku dubbariday weerarro ka dhan ah dowladda federaalka

Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee Crisis Group ayaa sheegtay in howlgallada militari ee ka socda waqooyiga Itoobiya ay u muuqdaan isku daygii ugu horreeyay ee isbahaysi cusub oo mucaarad ah…