Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Ujuurrada Maxkamadaha
Baydhabo, 24 Sebteembar 2026 – Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan uu guddoomiyey Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ku ansixiyey…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Ujuurrada Maxkamadaha
Baydhabo, 24 Sebteembar 2026 – Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan uu guddoomiyey Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ku ansixiyey…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Dowladda…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah magaalada Baydhabo uga furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.