KT
Baydhabo: Baaritaanka Geerida Gabadha 5 Jirka Ah Ikhlaas Ibraahim oo La Dardar-gelinayo
Hay’adaha amniga ee magaalada Baydhabo ayaa dardar-gelinaya baaritaanka ku saabsan geerida gabar yar oo shan jir ahayd, taas oo meydkeeda Jimcihii laga helay xaafadda Xaqsoor ee magaalada Baydhabo.…
Ka akhri Kaab TV ↗