Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Baydhabo: Qarax lala beegsaday Taliyaha Booliiska

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday bam-gacmeed lagu weeraray gaari uu saarnaa Taliyaha Saldhigga Booliiska Baydhabo, Cali Taagey, iyo qaar ka mid ah shaqaalihiisa. Dhacdadan ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Baydhabo: Qarax lala beegsaday Taliyaha Booliiska
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday bam-gacmeed lagu weeraray gaari uu saarnaa Taliyaha Saldhigga Booliiska Baydhabo, Cali Taagey, iyo qaar ka mid ah shaqaalihiisa. Dhacdadan ayaa…
Ka akhri Kaab TV
RJ
Radio Jowhar
Baydhabo: Xubno looga shakisan yahay qaraxii lala eegtay Taliyaha Booliiska oo la qabtay
Laamaha ammaanka magaalada Baydhabo ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen xubno looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen qarax xalay ka dhacay magaalada. Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay