Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada Urur-goboleedka IGAD ayaa maanta oo 15-ka Sebtembar 2026 ka furmaya magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Shirka oo ah Kalfadhiga 74-aad ee aan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika
Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada Urur-goboleedka IGAD ayaa maanta oo 15-ka Sebtembar 2026 ka furmaya magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Shirka oo ah Kalfadhiga 74-aad ee aan…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay amniga deegaannada Koonfur Galbeed
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
South West Somalia leader chairs security meeting on Baidoa stability
BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired a meeting on the overall security situation in South West Somalia, with particular focus on security and stability in…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga, fatahaadaha iyo adeegyada bulshada
Baydhabo, 17 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga…
Ka akhri Goobjoog
KT
Kaab TV
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo Is-casilay
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ugu gudbiyay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe, warqaddiisa is-casilaadda…
Ka akhri Kaab TV
KT
Kaab TV
Xiisadda Siyaasadeed iyo Amni ee Koonfur Galbeed oo Sii Xoogeysanaysa
Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa weli ah mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee Soomaaliya looga hadal hayo, iyadoo khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo hoggaanka…
Ka akhri Kaab TV
G
Goobjoog
Koonfur Galbeed oo xoojineysa diyaar-garowga saameynta El-Niño
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka Jawaabidda Saamaynta El-Niño. Kulanka…
Ka akhri Goobjoog
SM
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Diyaar-garowga Saamaynta El Niño
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
South West Somalia Steps Up Flood Preparations Ahead of El Niño Rains
BAIDOA, Somalia — South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe held a meeting with a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the potential impact of El…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay