Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Shanta diyaaradood ee dagaalka ee ugu xawaaraha badan dalalka Bariga Afrika

Shanta diyaaradood ee dagaalka ee ugu xawaaraha badan dalalka Bariga Afrika

Dagaallada casriga ah, awoodda cirka laguma cabbiro oo keliya waxa cirka ka muuqda, balse sidoo kale waxaa lagu qiimeeyaa tiknoolajiyadda, xogta, shaqaalaha iyo nidaamyada ka dhiga diyaaradda mid…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Shanta diyaaradood ee dagaalka ee ugu xawaaraha badan dalalka Bariga Afrika
Dagaallada casriga ah, awoodda cirka laguma cabbiro oo keliya waxa cirka ka muuqda, balse sidoo kale waxaa lagu qiimeeyaa tiknoolajiyadda, xogta, shaqaalaha iyo nidaamyada ka dhiga diyaaradda mid…
Ka akhri BBC Somali ↗
PP
Puntland Post
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Baydhabo
Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal
Ka akhri Puntland Post ↗
G
Goobjoog
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhabo
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa haatan lagu soo warramayaa inay inta badan degan tahay, kaddib dagaal culus oo aroornimadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada iyo duleedkeeda. Ciidamada Dowladda…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay