Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa Arbacadii sheegay in saddex qof ay dhinteen, 36 kalena ay ku dhaawacmeen laba weerar oo lagu qaaday garoomada diyaaradaha Abha iyo King Khalid International ee Riyad.…
Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Lagu Qaaday Garoomada Diyaaradaha Sacuudiga
Muqdisho, 9 Oktoobar 2026 — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarro ay sheegtay in kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen garoomada diyaaradaha caalamiga ah ee Abha iyo King Khalid…
Sacuudiga: sababta aan u weerarayno xuutiyiinta waa inaan daciifino awoodooda gantaalada balaastiga
Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay dhowr jeer duqeymo cirka ah ka geysteen goobaha Xuutiyiinta ee Yemen, iyagoo ujeedkoodu yahay inay wiiqaan awoodda gantaalada ballistic-ga ee kooxda ay taageerto ee Iiraan.
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka guryaha siyaasiyiinta mucaaradka, iyadoo la sheegay in ciidamo badan iyo gaadiid dagaal la geeyay aagga…
Wararkii ugu dambeeyay weerarka lagu qaaday garoonka diyaaradaha King Khalid ee Riyaad
Hay’adda Duulista Rayidka ee Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ugu yaraan 12 qof ay ku dhinteen 309 kalena ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee King Khalid ee Riyaad. Kani…
Tirada khasaaraha ka dhashay weerarkii Riyadh oo korortay
Hay’adda Duulista Rayidka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in muwaadin u dhashay Pakistan oo ku noolaa Sacuudiga uu ku dhintay, halka 11 qof oo kale ay ku dhaawacmeen weerar Axaddii lagu qaaday garoonka…