Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo u hambalyeysay xildhibaan Sagal Cabdiweli

Puntland oo u hambalyeysay xildhibaan Sagal Cabdiweli

Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo ah gabar Soomaali ah oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Puntland oo u hambalyeysay xildhibaan Sagal Cabdiweli
Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo ah gabar Soomaali ah oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska
Ka akhri Puntland Post ↗
HM
Horseed Media
Puntland oo u hambalyeysay Sagal Cabdiweli oo loo doortay xildhibaan katirsan barlamaanka England.
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.