Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Laamaha ammaanka gobolka Nugaal ee Puntland oo digniin soo saaray.
Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, gaar ahaan Laanta Nabadgelyada Waddooyinka, ayaa digniin u diray darawallada iyo dhammaan…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Laamaha ammaanka gobolka Nugaal ee Puntland oo digniin soo saaray.
Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, gaar ahaan Laanta Nabadgelyada Waddooyinka, ayaa digniin u diray darawallada iyo dhammaan…
Ka akhri Horseed Media ↗PP
Booliska Puntland oo saaray digniin la xiriirta roobabka Dayrta
Ciidamada Booliska Puntland gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa ka digay khataraha ka dhalan kara safarrada waddooyinka waaweyn xilliga roobabka
Ka akhri Puntland Post ↗RJ
Booliska Puntland oo digniin ka soo saaray safarrada xilliga roobabka
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Laanta Nabadgelyada Waddooyinka, ayaa shacabka uga digay khataraha ka dhalan kara safarrada waddooyinka waaweyn xilliga roobabka Dayrta. Booliska ayaa…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.