← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 09/10/2026
Beeraleeyda Garoowe oo ka cabanaya shirkadda maamusha garoonka diyaaradaha & shaqsiyaad dhul ballaarsi ku hawlan. Beeraleeyda ku nool duleedka magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa qabtay bannaanbax ay kaga soo horjeedaan…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Beeraleeyda Garoowe oo ka cabanaya shirkadda maamusha garoonka diyaaradaha & shaqsiyaad dhul ballaarsi ku hawlan.
Beeraleeyda ku nool duleedka magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa qabtay bannaanbax ay kaga soo horjeedaan…
Ka akhri Horseed Media ↗ KT
Beeraleyda Garoowe oo ka bannaanbaxay seeraynta dhul ay sheegeen in loogu ballaarinayo garoonka diyaaradaha
Beeraleyda ku nool duleedka magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sameeyay bannaanbax ay kaga soo horjeedaan seerayn lagu sameeyay dhul beereed ay sheegeen inay leeyihiin, kaas oo wax-soo-saar…
Ka akhri Kaab TV ↗ PP
Puntland oo ka hadashay dhul loo seereeyay garoonka diyaaradaha Garoowe
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.
Ka akhri Puntland Post ↗ PP
Dowladda Hoose ee Garoowe oo ka hadashay dhul loo seereeyay garoonka diyaaradaha
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.
Ka akhri Puntland Post ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.