Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Somaliland oo tallaabo ka dhan ah shirkadaha korontada qaadaysa, Booliska oo loo gudbiyey waaranno lagu soo qabanayo masuuliyiin

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hortimid qiimo-kordhin ay sameeyeen shirkadaha bixiya adeegga korontada, iyadoo shacabka lagu wargeliyey inaysan bixin wax ka badan $0.59 halkii kilowatt-saac, oo ah…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Somaliland oo tallaabo ka dhan ah shirkadaha korontada qaadaysa, Booliska oo loo gudbiyey waaranno lagu soo qabanayo masuuliyiin
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hortimid qiimo-kordhin ay sameeyeen shirkadaha bixiya adeegga korontada, iyadoo shacabka lagu wargeliyey inaysan bixin wax ka badan $0.59 halkii kilowatt-saac, oo ah…
Ka akhri Kaab TV ↗
SM
Guddiyada Maaliyadda labada Aqal oo kulan la yeeshay Hantidhowrka Guud ee Qaranka
MUQDISHO – Xubnaha Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee la xiriira korjoogteynta, isla-xisaabtanka iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay