Markab Iiraan laga leeyahay oo la sheegay in koox hubeysan ay ka afduubatay xeebaha Soomaaliya
Afduubka markabka kalluumeysiga ee lagu magacaabo Azini, oo la sheegay inuu leeyahay dalka Iiraan, ayaa dib u soo nooleeyay walaaca laga qabo amniga xeebaha Soomaaliya iyo suurtagalnimada in kooxaha…
Markab kalluumeysi oo lagu Afduubtay xeebaha Puntland
Koox Burcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay in ay markab kalluumeysi ku afduubteen xeebaha degmada Banderbayla ee Badweynta Hindiya. Markabka oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa lagu magacaabaa…
Burcad-badeed Soomaali ah ayaa afduubtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Iiraan, taas oo ay la socdeen 23 qof, oo ay ku jiraan 21 kalluumeysato Iiraani ah iyo laba ilaalo Soomaali ah, sida ay…