Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb gaaray, diyaarinaya howlgallo ka dhan ah AS.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Janaraal Khaalid), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug,…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb gaaray, diyaarinaya howlgallo ka dhan ah AS.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Janaraal Khaalid), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug,…
Ka akhri Allbanaadir ↗SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb
Dhuusamareeb – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.