A
Allbanaadir
· Ammaan

Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay ka hor caleema-saarka Galmudug.

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb, xarunta maamulka Galmudug, ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo magaalada laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo feejignaan dheeraad ah oo la xiriira munaasabadda…