Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug oo shir amni la yeeshay saraakiisha ciidamada
Dhuusamareeb – Taliyaha Qaybta Guud ee Ciidanka Booliska Galmudug, Gaashaanle Sare Khaliif Cabdulle Maalin, ayaa ka qaybgalay shir looga hadlay xaaladda amniga Galmudug, kaas oo uu maanta guddoomiyey…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidaySM
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug oo shir amni la yeeshay saraakiisha ciidamada
Dhuusamareeb – Taliyaha Qaybta Guud ee Ciidanka Booliska Galmudug, Gaashaanle Sare Khaliif Cabdulle Maalin, ayaa ka qaybgalay shir looga hadlay xaaladda amniga Galmudug, kaas oo uu maanta guddoomiyey…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RG
Hoggaamiyaha Galmudug oo Shir Amni la Yeeshay Saraakiisha Hay’adaha Ammaanka
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga guud ee deegaannada Galmudug, kaas oo uu ku weheliyey Hoggaamiye Ku-xigeenka maamulka,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RG
Hoggaanka Cusub ee Galmudug oo Kulan la Yeeshay Wasaaradda Maaliyadda iyo Hanti-dhowraha Guud
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, oo uu wehelinayo Hoggaamiye Ku-xigeenka maamulka, Mudane Cabdiweli Ibraahim Aadan (Garyare), ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.