D
Dhuusamareeb
Degmo (District) · Galguduud12 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

SM
Shabelle Media Network· 3 maalmood ka horGuddiga Doorashooyinka oo dib u dhigay doorashada maamulka Galmudug
Dhuusamareeb – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Dowlad Goboleedka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud· 5 maalmood ka horHoggaamiyaha Ururka Towfiiq Sheekh Shaakir oo Soo Gabagabeeyay Socdaalkii uu ku Marayay Galmudug
Hoggaamiyaha Urur Siyaasadeedka Towfiiq, Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa maanta gaaray caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, kaddib safar dhulka ah oo uu kaga soo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗G
Goobjoog· 6 maalmood ka horGuddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Dhuusamareeb, iyadoo Gaalkacyo dib looga furay bixinta kaararka codbixiyeyaasha
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, si uu u kormeero howlaha…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 6 maalmood ka horLaba Caqabadood oo Ragaadiyay Galmudug oo Liibaan Axmed Xasan Ballanqaaday inuu Xalinayo
Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urursiyaasadeedka JSP, Liibaan Axmed Xasan, oo shalay si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb, ayaa kumannaan ka mid ah shacabka reer Galmudug u jeediyay khudbad dhinacyo…
Ka akhri Goobjoog ↗
WN
Wardheer News· 7 maalmood ka horHow Galmudug’s New Electoral System Will Allocate Parliament’s 89 Seats
Dhuusamareeb(WDN) – As Galmudug prepares to elect its new House of Representatives, many voters are seeking to understand how the region’s 89 parliamentary seats will be allocated under the newly…
Ka akhri Wardheer News ↗G
Goobjoog· 7 maalmood ka horLibaan Axmed Xasan “Galmudug Waxay Mudan Tahay Hoggaan Mideeya Bulshada”
Libaan Axmed Xasan ayaa shacabka reer Dhuusamareeb uga mahadceliyay soo dhaweyntii ballaarneyd ee loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur, isagoo sheegay in soo dhoweyntaasi ay ka tarjumeyso kalsoonida iyo rajada…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud· 7 maalmood ka horDhuusamareeb oo Lagu Daahfuray Shirka Qorsheynta Horumarineed ee Galmudug
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa maanta magaalada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 7 maalmood ka horMusharrax Liibaan Axmed Xasan oo Soo Dhaweyn Ballaaran Loogu Sameeyay Dhuusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta martigelisay soo dhaweyn ballaaran oo loo sameeyay musharraxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, kaas oo ay garoonka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 7 maalmood ka horXuseen Sheekh Maxamuud oo Soo Gaaray Dhuusamareeb
Xoghayaha Guud ee Ururka Siyaasadeedka JSP, Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay. Garoonka iyo waddooyinka magaalada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Shabelle Media Network· 12 maalmood ka horWasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb kaga qeyb galay madal looga hadlay doorashada Galmudug
Dhuusamareeb – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 13 maalmood ka horWasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb ka wada ololaha musharraxa hoggaamiyaha Galmudug ee JSP
Dhuusamareeb – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo hoggaaminaya kooxda ololaha doorashada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
TS
The Somali Digest· 38 maalmood ka horGalmudug Accuses Federal Election Chief of Rigging Its Vote
Dhusamareb, SOMALIA – The Galmudug state government accused the chairman of Somalia’s National Independent Electoral and Boundaries Commission of actively campaigning for Villa Somalia’s handpicked…
Ka akhri The Somali Digest ↗