← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 06/11/2026
Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Duqa Muqdisho Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Duqa Muqdisho
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ KT
Muuqaal laga saaray bogga Shariif Sheekh Axmed oo dhaliyay muran siyaasadeed
Muuqaal la sheegay in laga saaray bogga rasmiga ah ee baraha bulshada ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa dhaliyay hadal-hayn siyaasadeed, kaddib markii Agaasimaha…
Ka akhri Kaab TV ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.