RJ
Radio Jowhar
·

MW Xasan Sheekh “Qof siyaasad u xiran maanta ma jiro, qofkii dacwad qaba waxaa inoo jira garsoor”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay khudbad uu ka jeediyay magaalada Dhuusamareeb kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, khilaafka kala dhexeeya mucaaradka iyo baahida loo…