← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 04/11/2026
Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay ka hor caleema-saarka Galmudug. Ammaanka magaalada Dhuusamareeb, xarunta maamulka Galmudug, ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo magaalada laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo feejignaan dheeraad ah oo la xiriira munaasabadda…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday A
Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay ka hor caleema-saarka Galmudug.
Ammaanka magaalada Dhuusamareeb, xarunta maamulka Galmudug, ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo magaalada laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo feejignaan dheeraad ah oo la xiriira munaasabadda…
Ka akhri Allbanaadir ↗ RG
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb, kana qeybgalaya munaasabadda caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, halkaas oo uu…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ RG
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare iyo wafdi ballaaran oo gaaray Dhuusamareeb si ay uga qeyb galaan caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.