Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Nin ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Booliska Banaadir oo ku dhintay garoonka Dhuusamareeb

Nin lagu magacaabi jiray Mukhtaar Qaasim, oo ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, ayaa ku geeriyooday garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu ku dhacay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Nin ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Booliska Banaadir oo ku dhintay garoonka Dhuusamareeb
Nin lagu magacaabi jiray Mukhtaar Qaasim, oo ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, ayaa ku geeriyooday garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu ku dhacay…
Ka akhri Kaab TV ↗
RG
Radio Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo gaaray Dhuusamareeb
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay