Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Magacaabis cusub oo Muqdisho ka dhacday: Doorashadii guddoomiyeyaasha degmooyinka xaggee ku dambeysay?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa lagu soo warramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Boondheere, Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Magacaabis cusub oo Muqdisho ka dhacday: Doorashadii guddoomiyeyaasha degmooyinka xaggee ku dambeysay?
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa lagu soo warramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Boondheere, Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi,…
Ka akhri Kaab TV ↗
A
Allbanaadir
Mungaab oo Gudoomiye cusub u Magacaabay degmo ka tirsan Muqdisho
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa mar kale Mudane Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyoo) u magacaabay Guddoomiyaha Degmada…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.