← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 01/11/2026
Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir hadlay xoojinta amniga Koonfur Galbeed Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed, kaas…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday SM
Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir hadlay xoojinta amniga Koonfur Galbeed
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed, kaas…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ RG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo shir aan caadi ahayn ka yeeshay xaaladda amniga deegaannada maamulkaas
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada maamulka Koonfur Galbeed,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ SM
South West Leader Holds Security Meeting as Lafta-Gareen Forces Step Up Military Activity in Bay
MOGADISHU, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired an emergency security meeting in Baidoa to assess the deteriorating security situation in the region, as forces…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.