Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
DFS oo shaacisay xiliga la daabacayo Baasaboorka cusub ee Somalia
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal lagu casriyeynayo nidaamka aqoonsiga iyo baasaboorka qaranka, iyadoo la filayo in baasaboorka cusub uu wax ka beddelo caqabadihii muddada dheer ka…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
DFS oo shaacisay xiliga la daabacayo Baasaboorka cusub ee Somalia
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal lagu casriyeynayo nidaamka aqoonsiga iyo baasaboorka qaranka, iyadoo la filayo in baasaboorka cusub uu wax ka beddelo caqabadihii muddada dheer ka…
Ka akhri Allbanaadir ↗SM
Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed oo xilka la wareegay
Muqdisho – Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Maxamed Cabdulqaadir Shariif Bocorrey, ayaa xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidanka, Sareeye Guuto…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.