Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Firdhiye oo Dhuusamareeb u tagay caleema saarka Liibaan Shuluq.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Aw-Cali Firdhiye, oo ka…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Firdhiye oo Dhuusamareeb u tagay caleema saarka Liibaan Shuluq.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Aw-Cali Firdhiye, oo ka…
Ka akhri Allbanaadir ↗PP
Firdhiye oo ka degay Dhuusamareeb
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdulqaadir Aw Cali Firdhiye ayaa saaka ka degay magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo ay maanta ka dhacayso
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.