Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug,
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kaga qaybgalay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee maamulka Galmudug,…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug,
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kaga qaybgalay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee maamulka Galmudug,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha cusub ee Cummaan u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Danjiraha cusub ee Dowladda Cummaan u fadhiya Soomaaliya, Mudane Saalim…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Safiirka cusub ee Cummaan u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Safiirka cusub ee Dowladda Cummaan u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Saalim bin Xabiib…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.