Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Liibaan Shuluq oo loo doortay Hoggaamiyaha Galmudug.
Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay Hoggaamiyaha Galmudug, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii kula tartamay xilka, Cabdulqaadir…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Liibaan Shuluq oo loo doortay Hoggaamiyaha Galmudug.
Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay Hoggaamiyaha Galmudug, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii kula tartamay xilka, Cabdulqaadir…
Ka akhri Allbanaadir ↗HM
Ganacsade Liibaan Axmed oo loo doortay hoggaamiyaha Maamulka Galmudug.
Xildhibaanada barlamaanka Maamulka ayaa maanta Liibaan Axmed Xasan (Lii-power) u doortay hoggaamiyaha maamulkaasi ee shanta sano…
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.