Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

GALMUDUG:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen oo lagu doortay Dhuusamareeb

Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid ah codadka xildhibaannada. Sidoo kale,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
GALMUDUG:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen oo lagu doortay Dhuusamareeb
Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid ah codadka xildhibaannada. Sidoo kale,…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
G
Goobjoog
Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug oo xilka la wareegay
Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, munaasabad ka dhacday xarunta Golaha ee magaalada Dhuusamareeb. Munaasabadda xil-wareejinta oo qabsoontay…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay