Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee Wakiillada Galmudug ?
Golaha Wakiillada Galmudug ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas .
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee Wakiillada Galmudug ?
Golaha Wakiillada Galmudug ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas .
Ka akhri Goobjoog ↗HM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee barlamaanka Galmudug.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha…
Ka akhri Horseed Media ↗G
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka Galmudug
MUQDISHO (Goobjoog News) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta…
Ka akhri Goobjoog ↗RG
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Hambalyo u Diray Guddoonka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Guddoonka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Hambalyo u Diray Guddoonka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur, Guddoomiye…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.