G
Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida
Muqdisho (Goobjoog) — Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kaas oo looga hadlay Hindise-sharciyeedka…
Ka akhri Goobjoog ↗