G
Goobjoog
·

Soomaaliya oo dib u hanatay nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha kaddib 35 sano

Muqdisho (Goobjoog) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib u soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya…