HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xira Bacaadweyn
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xira Bacaadweyn
Ka akhri Puntland Post ↗ HM
Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray 20KM oo kamid ah laamiga xiriiriya Garoowe iyo Galkacyo.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga…
Ka akhri Horseed Media ↗ RG
Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray 20-KM oo ka mid ah waddada Bacaadweyn iyo Gaalkacyo
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee waddada laamiga ah ee isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, oo ka tirsan…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.