Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Garowe (Maxaa socda)

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa la filayaa inuu beri ama maalmaha xiga safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo uu kulan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Garowe (Maxaa socda)
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa la filayaa inuu beri ama maalmaha xiga safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo uu kulan…
Ka akhri Allbanaadir ↗
RJ
Radio Jowhar
Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe maxaa uu kala hadlayaa Deni?
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo uu kulan kula yeelan doono Madaxweynaha…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay