Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Golaha Amaanka QM oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya xaalada Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishan November 2026 kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo ajandaha kulanka lagu soo daray mustaqbalka howlgalka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Golaha Amaanka QM oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya xaalada Somalia
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishan November 2026 kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo ajandaha kulanka lagu soo daray mustaqbalka howlgalka…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Garoowe
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo uu kulan kula yeelan doono…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Golaha Ammaanka QM oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishan Nofeembar kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu saarayo mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM),…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay