Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka degay Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka degay Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari, halkaas

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka degay Laascaanood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari, halkaas
Ka akhri Puntland Post
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Gaaray Laascaanood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi…
Ka akhri Radio Galgaduud
HM
Horseed Media
Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaarey Magaalada Laascaanood.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood…
Ka akhri Horseed Media
RD
Radio Dalsan
Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Laascaanood
Ra'iisul Wasaare Xamse oo gaaray Laascaanood si uu ula qayb-galo sanad-guuraha koowaad ee Maamulka Waqooyi Bari. Socdaalka ayaa qayb ka ah iskaashiga dowladda federaalka iyo maamulka.
Ka akhri Radio Dalsan
JN
Jowhar News
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Laas-Caanood
Aug 02 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, halkaas oo xukuumadda ka…
Ka akhri Jowhar News
SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, xarunta maamulka Waqooyi Bari…
Ka akhri Shabelle Media Network
HM
Horseed Media
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kormeeray suuqyada Magaalada Laascaanood.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee…
Ka akhri Horseed Media
HM
Horseed Media
Puntland oo ka hadashay safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Magaalada Laascaanood.
Madaxtooyada Puntland ayaa ka hadashay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Somalia Xamse Cabdi…
Ka akhri Horseed Media
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood Kulan Miro-dhal ah kula Qaatay Isimmada Dhaqanka ee Waqooyi Bari
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari, isagoo…
Ka akhri Radio Galgaduud
HM
Horseed Media
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dalbaday wadahadal iyo in lasiidaayo maxaabiista ku xiran Laascaanood.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in la soo afjaro colaadda…
Ka akhri Horseed Media
JN
Jowhar News
Xaflada Sanadguurada 1aad ee aasaaska Maamulka Waqooyi Bari oo lagu qabtay Laascaanood
Aug 04 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa boqolaal shacab ah iyo hoggaanka sare ee dowlad-goboleedka Waqooyi Bari caawo kala qeybgalay xafladda sanad-guuradda koowaad ee…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay