Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Muqdisho oo si rasmi ah looga furay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026

Muqdisho, Soomaaliya – Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), kaas oo isu…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Muqdisho oo si rasmi ah looga furay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026
Muqdisho, Soomaaliya – Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), kaas oo isu…
Ka akhri Goobjoog
RJ
Radio Jowhar
Muqdisho oo maanta martigelineysa Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmaya Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026, kaas oo isu keenaya hay’adaha dowladda, wasiirada warfaafinta dowlad…
Ka akhri Radio Jowhar
RG
Radio Galgaduud
Dowladda Soomaaliya oo daahfurtay Istaraatiijiyadda Nafaqada Qaranka ee 2026
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Istaraatiijiyadda Nafaqada ee Soomaaliya ee Dhinacyada Badan 2026, taas oo ah hannaan qaran oo loogu talagalay xoojinta ka hortagga…
Ka akhri Radio Galgaduud
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo daahfuray Madasha Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda…
Ka akhri Radio Galgaduud
JN
Jowhar News
Kulan looga hadlayay Warbaahinta Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho
08-(Jowhar)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowladda…
Ka akhri Jowhar News
RG
Radio Galgaduud
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliyeed 2026
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu soo xiray Madasha Labaad ee…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Soomaaliya oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay