← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 05/11/2026
Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay ballaarinta xiriirka diblomaasiyadeed, ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa kulan rasmi ah oo laba geesood ah magaalada Jakarta…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay ballaarinta xiriirka diblomaasiyadeed, ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa kulan rasmi ah oo laba geesood ah magaalada Jakarta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ SM
Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsiga, kalluumeysiga iyo amniga badda
JAKARTA, Indonesia — Dowladda Soomaaliya iyo Indonesia ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, maalgashiga,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somalia and Indonesia Discuss Expanding Cooperation in Trade, Fisheries and Maritime Security
JAKARTA, Indonesia — Somalia and Indonesia have discussed expanding bilateral cooperation in trade, investment, agriculture, livestock, fisheries and maritime security during high-level diplomatic…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.