Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Uganda oo bilowday ka bixitaanka Soomaaliya: Maxaa ka dhalan kara, yaase buuxin kara kaalinta ciidankeeda?

Warbaahinta Kenya ee People Daily iyo wargeyska Uganda ee Daily Monitor ayaa 30-kii Oktoobar 2026 baahiyay in ciidamada Uganda ay bilaabeen ka bixitaanka Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Uganda oo bilowday ka bixitaanka Soomaaliya: Maxaa ka dhalan kara, yaase buuxin kara kaalinta ciidankeeda?
Warbaahinta Kenya ee People Daily iyo wargeyska Uganda ee Daily Monitor ayaa 30-kii Oktoobar 2026 baahiyay in ciidamada Uganda ay bilaabeen ka bixitaanka Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano…
Ka akhri Kaab TV ↗
HM
Horseed Media
Uganda oo bilowday ka bixitaanka ciidamadeeda Soomaaliya kaddib ku dhawaad 20 sano
Uganda ayaa bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib ku dhawaad labaatan sano oo ay ciidamada Uganda ka hawlgaleen dalka, sida uu sheegay taliyaha ciidamada Uganda.
Ka akhri Horseed Media ↗
A
Allbanaadir
Mareykanka oo Somalia ku daray liiska dalalka aan buuxin amniga dekedaha
Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka aan si buuxda u buuxin shuruudaha amniga dekedaha ee looga hortago falalka argagixisada, tallaabadaas oo keeni karta in maraakiibta ka soo…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Uganda oo bilowday ka bixitaanka Soomaaliya, maxaa laga filan karaa amniga dalka marka la gaaro 2027?
Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay bilowday ka bixitaanka qaar ka mid ah ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo dalka ku joogay heshiis laba geesood ah oo kala dhexeeya Dowladda…
Ka akhri Kaab TV ↗
HM
Horseed Media
Uganda oo bilowday ka bixitaanka ciidamadeeda Soomaaliya, qorshuhuna yahay in la soo afjaro joogitaankooda 2027
Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay bilowday dhimista iyo ka bixitaanka ciidamadeeda ku…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.