Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Dugsiga Xananbuure kula hadlay ciidamo cusub oo ku biiraya dowlada

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Dugsiga Xananbuure kula hadlay ciidamo cusub oo ku biiraya dowlada

Xananbuure – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khalid), ayaa maanta Dugsiga Tababarka Xananbuure kulan kula yeeshay cutubyo cusub oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Dugsiga Xananbuure kula hadlay ciidamo cusub oo ku biiraya dowlada
Xananbuure – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khalid), ayaa maanta Dugsiga Tababarka Xananbuure kulan kula yeeshay cutubyo cusub oo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar oo Dugsiga Xananbuure kula hadlay ciidamo cusub oo ku soo biiraya CXDS
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khalid), ayaa maanta booqasho ku tegay Dugsiga Tababarka Xananbuure, halkaas oo uu kulan kula yeeshay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
KT
Kaab TV
Ciidamo dowladda ka goostay oo ku biiray Ciidan beeleed: Maxaa sharci ahaan sugaya?
Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan magaalada Beledweyne ayaa yeelatay weji cusub, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kulan la yeeshay ciidamo cusub oo ku biiraya CXDS
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaliid), ayaa maanta booqday Dugsiga Tababarka Xananbuure, halkaas oo uu kula kulmay cutubyo cusub oo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay