Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sannadka 2027.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay miisaaniyadda sannadka 2027, xaaladda amniga dalka iyo howlgallada ciidamada qalabka…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sannadka 2027.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay miisaaniyadda sannadka 2027, xaaladda amniga dalka iyo howlgallada ciidamada qalabka…
Ka akhri Allbanaadir ↗RJ
Golaha wasiirada oo ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2027-ka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa looga hadlay Qoondeynta Miisaaniyadda Sannadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2027,…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.