Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Dowladda Federaalka oo ka hadashay weerarkii Jameeco

Dowladda Federaalka oo ka hadashay weerarkii Jameeco

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ururka Al-shabaab jab xoogan lagu gaarsiiyay weerarkii shalay galinkii dambe ka dhacay deegaanka Jameeco

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Dowladda Federaalka oo ka hadashay weerarkii Jameeco
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ururka Al-shabaab jab xoogan lagu gaarsiiyay weerarkii shalay galinkii dambe ka dhacay deegaanka Jameeco
Ka akhri Puntland Post ↗
KT
Kaab TV
Gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay oo lagu weeraray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal culus oo 26-kii Oktoobar ka dhacay deegaanka Jameeco, oo hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, iyadoo sheegtay in ku dhowaad 75 ka…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay