Soomaaliya oo ansixisay qabyo-qoraallada 12 istaraatiijiyadood oo lagu horumarinayo silsiladaha qiimaha beeraha iyo xoolaha

Soomaaliya oo ansixisay qabyo-qoraallada 12 istaraatiijiyadood oo lagu horumarinayo silsiladaha qiimaha beeraha iyo xoolaha

Muqdisho – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Xoolaha, Kaymaha iyo Daaqa ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirka Qaran ee Ansixinta Istaraatiijiyadaha…