Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Mareykanka oo duqeymo xaddidan ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee Iiraan

Mareykanka oo duqeymo xaddidan ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee Iiraan

Ciidamada cirka Mareykanka ayaa duqeymo milatari ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee dalka Iiraan, oo ku taalla…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Mareykanka oo duqeymo xaddidan ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee Iiraan
Ciidamada cirka Mareykanka ayaa duqeymo milatari ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee dalka Iiraan, oo ku taalla…
Ka akhri Horseed Media ↗
JN
Jowhar News
Qaraxyo ka dhacay jasiiradda Qeshm ee dalka Iran
Nov 03 (Jowhar)- Qaraxyo ka dhacay jasiiradda Qeshm ee dalka Iran, iyadoo warbaahinta Maraykanku ay ka warramayso weerarro ay Maraykanku ka fuliyeen marinka Hormuz. Dhowr qarax ayaa laga maqlay…
Ka akhri Jowhar News ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay