KT
Kaab TV
·

Jowhar caawa qarax gilgilay: Askari labada lugood waayey iyo dad shacab ah oo dhaawacmay

Qarax xooggan ayaa caawa ka dhacay xaafadda Horseed ee magaalada Jowhar, caasimadda dowlad-goboleedka HirShabeelle, kaas oo la sheegay in lagu xiray gaari nooca NOHA-da loo yaqaan. Qaraxa ayaa…