Taliska Gobolka Banaadir oo Beeniyey Wararka Laga Faafinayo Baraha Bulshada

Taliska Gobolka Banaadir oo Beeniyey Wararka Laga Faafinayo Baraha Bulshada

Muqdisho – Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa bulshada Caasimadda Muqdisho ku wargeliyey inaysan waxba ka jirin wararka baraha bulshada lagu faafinayo ee sheegaya in la xirayo waddooyinka…