G
Goobjoog
·

Boqolaal qof oo caawa ka barakacay xaafadda Tiintiinley ee Muqdisho

Muqdisho – Boqolaal qof ayaa caawa ka barakacay xaafadda Tiintiinley ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir, halkaas oo uu deggan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii uu…