Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Qiimaha shidaalka oo kor u kacay iyadoo xiisadda Bariga Dhexe sii xoogeysanayso

Qiimaha shidaalka oo kor u kacay iyadoo xiisadda Bariga Dhexe sii xoogeysanayso

Qiimaha saliidda cayriin ayaa mar kale dhaafay 100 doollar halkii foosto, iyadoo colaadda ka taagan Bariga Dhexe ay khatar gelinayso silsiladaha sahayda shidaalka, isla markaana cadaadis ku keenayso kaydka caalamiga ah.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Qiimaha shidaalka oo kor u kacay iyadoo xiisadda Bariga Dhexe sii xoogeysanayso
Qiimaha saliidda cayriin ayaa mar kale dhaafay 100 doollar halkii foosto, iyadoo colaadda ka taagan Bariga Dhexe ay khatar gelinayso silsiladaha sahayda shidaalka, isla markaana cadaadis ku keenayso kaydka caalamiga ah.
Ka akhri Horseed Media
G
Goobjoog
Falcelin xooggan oo ka dhalatay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu Diley Gobolka Shabeellaha Dhexe
Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ka akhri Goobjoog
BS
BBC Somali
Maxaan ka ognahay dhacdadii naxdinta lahayd ee lagu dilay askari ka tirsanaa militariga Soomaaliya?
Dhacdooyinka la xiriirra dadka loo dilo aanada qabiilka ayaa muddaba ka jirtay deegaannada Soomaalida, waxaase dadka aad uga nixiyay ayaa ah, erayada uu ku dalbanayay ninkan dhalinyaradada ah in la…
Ka akhri BBC Somali
RJ
Radio Jowhar
Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga oo lagu dilay xadka Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan
Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu dilay deegaan ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyadoo dilka lagu sheegay inuu salka ku hayo aano qabiil. Alle…
Ka akhri Radio Jowhar
PP
Puntland Post
Dowladda Soomaaliya maxay ka tiri askarigii aanada loo dilay?
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu wado baaritaanno dheer oo ku saabsan dhacdadii lagu dilay D/le Axmed
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.