Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Ilhaan Cumar oo ka jawaabtey baaritaanka lagu sameeyey gurigeeda Washington.
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka ee asal ahaan Soomaalida ah, Ilhaan Cumar, ayaa ka hadashay baaritaan ay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Ilhaan Cumar oo ka jawaabtey baaritaanka lagu sameeyey gurigeeda Washington.
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka ee asal ahaan Soomaalida ah, Ilhaan Cumar, ayaa ka hadashay baaritaan ay…
Ka akhri Horseed Media ↗BS
Sidee Ilhaan Cumar uga falcelisay baaritaankii lagu sameeyey gurigeeda
Ilhaan ayaa sharci darro ku tilmaantay in saraakiisha Federaalka loo adeegsado xurguf siyaasadeed. Xafiiskeeda ayaa isna cambaareeyey baaritaanka lagu sameeyey gurigeeda
Ka akhri BBC Somali ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.