Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Xisbiga Himilo Qaran oo ka digey weerar lagu qaado siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho.

Xisbiga Himilo Qaran oo ka digey weerar lagu qaado siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho.

Muqdisho –Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Xisbiga Himilo Qaran oo ka digey weerar lagu qaado siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho.
Muqdisho –Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
KT
Kaab TV
Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar lagu qaado xarumaha mucaaradka
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa digniin u diray Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo uga digay cawaaqibka ka dhalan kara weerar…
Ka akhri Kaab TV ↗
JN
Jowhar News
Xisbiga Himilo Qaran oo ka digey weerar lagu qaado xarumaha Mucaaradka
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka digay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu weerar ku qaado xarumaha ay ku sugan yihiin…
Ka akhri Jowhar News ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay